Monday, June 23, 2025

Dagaal ka socda Galbeedka magaalada Beledweyne iyo wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal ka qarxay galbeedka  magaalada Beledweyne oo laba beelood ay ku dagaalamayeen.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo degaanka wada dega, waxaana dagaallada maanta socda ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Degaanka Baladul Nuur ee Galbeedka Magaalada Beledweyne ayaa la sheegay in si weyn loogu dagaalamayo, iyadoo uu ka dhashay xiisad dhul beereed la isku heysto.

Dadaallo loogu jiray daminta dagaalkan ayaan weli mira dhal noqon, iyadoo uu mar kale dagaalku ka qarxay saaka.

Dagaal

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON