Friday, June 27, 2025

Dagaal ka dhacay Boosaaso iyo taliye saldhig oo lagu qabtay

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen idagaal xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacay.

Iska horimaadka ayaa yimid ka dib markii ciidamada badda Puntland oo ka hortagayay 32 oo qof oo la tahriibinayayay iska cabin la kulmeen taasi oo keentay dhimashada hal askari.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay dad looga shikisan yahay inay qayb ka yihiin shabakadaha wax tahriibaya. waxaan dadka la qabtay oo lagu eedeeyay inay tahriibka ku lug lahaayeen uu ka mid ahaa taliyaha saldhiga booliska degaanka Ceelaanyo oo lagu eedeeyay inuu gacan ku lahaa tahriibta.

Dhageyso warka VOA -da

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON