Darawal Mooto Bajaaj oo si Bareer ah loogu dilay Muqdisho & Askarigii oo baxsaday…

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowaldda uu isgoyska Howlwadaag si bareer ahg ugu dilay Darawal Mooto Bajaaj.

Askariga ayaa la sheegay inuu darawalka mootada rasaas ku furay, iyadoo dhowr xabadood ay haleeleen, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay rasaasta qof la socday mootada oo kadib u geeriyooday dhaawacii, waxaana baxsaday askarigii falkaasi geystay.

Ciidamo kale ayaa gaaray goobta, iyagoo ka qaaday Mooto bajaajlaha la dilay, iyadoo sidoo kale laga qaaday qofkii dhaawaca ahaa, waxaana muddo xirantay wadadda, kadibna ay xaaladu ku soo laabatay sidii hore.

Ad

Ciidamada dowladda ayaa si bareer ah u dila darawallada mooto bajaajta ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay sii krodheyaan falalka noocan ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

121,092FansLike
801FollowersFollow
2,977FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!