Thursday, July 17, 2025

DEGDEG: Abshir Bukhaari oo ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare

Xildhibaan Abshir Bukhaari ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wareegii saddexaad oo ay isugu hareen isaga iyo xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow ayuu helay codad ka badan hal dheeri oo laga rabay inuu ka helo in ka badan 28 cod.

Natiijada wareegada saddexaad ayaa noqotay

Abshir Bukhari ayaa helay 30 cod

Halka Cabdi Axmed Dhuxulow uu helay 22 cod.

Abshir Maxmed Axmed Bukhaari ayaa ah milkiilaha Warbaahinta Goobjoog ee Muqdisho, wuxuuna hore u noqday madax madaxtooyada dowladii Sheekh Shariif.

Wuxuu ahaa xildhibaankii ugu horeeyay ee lagu doortay magaalada Cadaado iyagoo kursiga uu ku soo baxay uu rikoor u dhigay dhinaca lacagaha la siiyo xildhibaanada.

KASHIFAAD: Kursigii ugu qaalisanaa Aqalka Sare & Kharashka khiyaaliga ah ee ku baxay..!!

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON