Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Akhriso Ajendaha kulanka aan caadiga ahayn ee Baarlamaanka & Saddex Cod oo la qaadayo

Waxaa goor dhoweyd la soo saaray ajendaha kulanka aan caadiag ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka maanta yeelanayaan, kasoo lagu ansixsnayo Miisaaniyadda sida degdegta badan loo geeyay Golaha ee sanadka 2019.

Ajendaha Kulanka aan caadiga ahayn ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka kooban u codeynta iyo meel marinta Miisaaniyadda 2019 iyo laba xeer, waxaana la soo bandhigay qodobadda ajendaha oo kala ah:-

1- U codeynta Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka
2- Marinta Aqrinta 3-aad Hindisaha Xeerka Xaqsiinta Ciidanka
3- Meel marinta Miisaaniyadda 2019-ka

No automatic alt text available.

Kulanka oo hadda furmay ayaa lagu wadaa in Golaha fasax loo diro marka ay ansixiyaan saddexda arrimood ee horyaaalla, waxaana xukuumadda Soomaaliya ay dadaal weyn u gashay in miisaaniyadda sanadka 2019 aanu waqtiga ka dhicin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON