Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Alshabaab oo qabsaday degaan ku yaalla duleedka Magaalada Beledweyne

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegeen degaanka Maroodille ee duleedka magaalada Belwdweyne.

Al-Shabaab ayaa sheegatay inay qabsadeen degaanka Maroodille oo xarun u ahaa ciidamada dowladda, isla markaana laga ilaaliyo magaalada Beeldweyne oo u jirta 20 KM. Ciidamada dowlada ayaa halkaasi isaga baxay kadib markii ay ku dagaalameen labada dhinac.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka baxeen saldhigooda kadib iska hor imaadka, waxyna alshabaab weerar ku soo qaadeen ilaa 7 gaari oo kuwa dagaalka ah, waxaana ciidamada ay gaareen Magaalada Baledweyne.

Saraakiisha ciidamada dowladda ee magaalada Beledweyne ayaan wax war ah kasoo saarin arrinan, iyadoo ah degaankaasi heystaan ciidamadii la wareegay ee Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON