Friday, July 11, 2025

Alshabaab oo sheegatay Qaraxyada ka dhacay Nairobi “Howlgal ayaan ka wadnaa Magaalada Nairobi..”

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso  oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay inay leedahay mas’uuliyadda weerarka ka socda ee magaalada Nairobi hotelka Dusit Hotel ee degaanka Westland. Afhayeen u hadlay Alshabaab ayaa sheegay inay howlgal ka wadaan magaalada Nairobi.

Weerarka Nairobi ayaa socda muddo 2 saacadood ku dhow iyadoo la xaqiijiyey inay tiro dad ah ku dhinteen, dhaawacuna badan yahay, waxaana rasaas goosgoos ah is weydaarsanaya dableyda iyo ciidamada Kenya, iyadoo la xiray wadooyinka soo galaya Hotelka Dusit iyo dhismooyinka ku xeeran.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON