Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Alshabab oo Weerar culus ku qaaday Kolonyo & Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle oo la dilay…

Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegay sheegaya in kooxda Alsahbaab ay weerar culus ku qaadya kolonyo galbineysay mas’uuliyin iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Weerarkan ayaa ka dhacay agagaarka degaanka Ceelka Geelow oo u dhaxeysa Balcad iyo Qalimow oo ah goob ay marar badan weerareen kooxda Alshabab. Kooxda Al-Shabaab ayaa lasoo weriyey inay dagaal xoog leh la galeen ciidamo galbinayay Xildhibaanada iyo mas’uuliyiinta oo galabta ka tegay magaalada Jowhar kuna sii jeeday magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay weerarka oo ahaa mid qorsheysan, waxaana la sheegay in ugu yaraan labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle lagu dilay weerarka, waxaa kaloo jira qasaare xoog leh oo isugu jira ciidamo iyo gadiid dagaal oo la gubay.

HOOS KA AKHRISO FAAHFAAHINTA WARKAN

Faahfaahin: Laba Xildhibaano, Mas’uul & Askar lagu dilay Weerar Alshabaab ku qaadeen Kolonyo ku socotay Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON