Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Ciidamo ku dagaalamay magaalada Muqdisho & Rasaas culus oo la maqlayo

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu goor dhoweyd iska hor imaad xoog leh ku dhex maray magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa ku dagaalamay Isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon, iyadoo rasaas culus oo ay is-weydaarsadeen ay gaartay meelo ka baxay aaggaasi, waxaana magaalada laga maqlay daryanka rasaas ka dhaceysa Qoryaha boobayaasha culus.

Laba ciidan ee isku dhacay ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inay ka kala tirsan yihiin ciidamada Imaraadku tababarray iyo kuwa xasilinta.. waxaana la sheegay inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…

Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Imaaraadku tababarray & kuwa Xasilinta ee NISA & Wararkii ugu dambeeyay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON