Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Dagaal ka dhex qarxay Somaliland & Puntland [Somaliland oo qabtay xildihbaan Puntland ah]

Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada maamulada Puntland iyo Somalilanad oo isku haya Gobolka Sanaag,

waxaana wararka hadda soo dhacaya ay sheegayaan in labada ciidan ay isku fara saareen degaanada la isku hor fadhiyay ee Boodacade.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa  la isku adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan. Waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in ciidanka Somaliland ay gacanta ku dhigeen Xildhibaan  Maxamed Faarax Aadan Canjeex oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Ilaaladiisa.

Xildhibaankan ayaa ku sugnaa aagga dagaalka wuxuuse u gacan galay  ciidamada Somaliland isagoo socdaal ku jiray. Puntland iyo Somaliland weli kama hadlin Dagaalka dhacay oo xilli dhow uun qarxay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON