Waxaa magaalada Cadaado hadda ka socda doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kursi ka mida lagu loolamayo.
Kursiga koowaad ee loo codeynayo ayaa ah kursiga loo qoondeeyay Beesha Saleebeen H/Gidir oo ay ku tartamayaan musharixiinta kala ah:
Ad
- Abshir Axmed Maxamed (Ganacsade iyo Milkiikaha Warbaahinta Goobjoog FM)
- Axmed Cabdi Kaahiye (Maareeyaha xigeenka Dekadda Muqdisho)
- Kamaal Daahir Guutaale ( Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in musharixiintu ku kala baxayaan cod hal dheeri ah 50+1, iyadoo lagu wado in goor dhow ay soo baxdo natiijada doorashada kursigii ugu horeeyay.
LA SOCO GOOBJOOGE.COM
Warar Xul ah