Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay & Musharax cusub oo tanaasulay [Akhri Ajendaha]

Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabatay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka uu ku dhawaaqay inuu tanaasulay mid ka mida musharaxiinta u taagan xilka.

Guddoomiye Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo fadhiga Baarlamanka furay ayaa sheegay inuu tanaasulay musharax Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, isla markaana ay tartami doonaan 21 musharax madaxweyne.

Warbixinta Doorashada waxaa jeediyay guddoomiyaha Baarlamaanka isagoo sheegay in wareega koowaad uu guuleysan karo musharaxii hela 219, haddii markaasi la waayana ay wareega labaad u gudbi doonaan 4 ta musharax ee ugu cod bata.

Wuxuuu intaas ku daray haddii wareega labaad ay tanaasulaan laba musharax oo ka mida in toos loogu gudbi doono wareega saddexaad oo cod hal dheeri ah lagu kala bixi doono.

HOOS KA AKHRI AJENDAHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON