Wednesday, June 25, 2025

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo la qabtay

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.

Gaarigan ayaa la sheegay in ciidamada Puntland ay qabteen gaarigan iyo laba qof oo la socotay oo midkood yahay darawalkii gaariga. Gaariga ayaa la sheegay in uu sidan Khudaar lagu soo dhex qariyay qalabka qaraxyada.

Ciidamada Puntland ayaa baaritaan ku haya gaariga iyo ragga la socday, waana kii labaad ee lagu qabto magaalada Boosaaso.

DAAWO SAWIRRO: Qaraxyo iyo Raggii waday oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON