Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo amarro culus soo saaray

Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa maanta laga soo saaray amarro culus oo ku saabsan ammaanka magaalada Muqdisho.Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisal wasare Xasan Cali Kheyre waxaa looga dooday xaaladda ammaanka iyo sidii nabadgelyada caasimadda loo sugi lahaa bisha Ramadaan ee foodda nagu soo heysa:

Go’aanada kasoo baxay shirkii golaha wasiirada waxaa ka mida:

1 – In Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka aan loo ogoleyn wax ka badan afar askari oo ilaalo u ah. Qoriga ugu weyn ee ay qaadan karaanna uu yahay AK 47.

2- In dhammaan talisyada ay ciidamadooda ku sugan  yihiin magaalada Muqidsho degdeg uga saaraan Caasimadda

3 -In 60 maalmood gudahood ah lagu howlgeliyo ciidamo gaar ah oo qaabilsan ammaanka Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo hadda tababar u socdo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON