Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Puntland oo la doortay [Waa kuma..?]

Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, iyadoo la doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Doorasho saaka ka dhacday magaalada Garowe ayaa wareegii labaad waxaa lagu doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed),oo helay codad dhan 43, halka musharixii kula tartamayay wareegga labaad ee doorashada xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan uu helay 23 cod.

Doorashada lo galay kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland waxaa u tartamay musharixiinta kala ah:

1 -Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed)

2- Cabdiraxmaan Cali Jibriil

3- Cabdijamaal Cismaan Maxamed

4 – Cabdirashiid Yuusuf Jibriil

Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland? [Al-itixaad miyuu ka mid ahaa..?]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON