Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare oo la doortay (Yaa ku guuleystay)

Waxaa la soo gabagabeeyay doorashadii ugu danbeysay ee guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo la doortay Guddoomiye ku xigeen labaad.

Xilka Guddoomiya ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare waxaa ku guuleystay: Mowliid Xuseen Guhaad oo helay 28 Cod. C/kaafi Macalin Xasan oo loolan adag la galay ayaa helay 24 Cod.

Doorashada oo la isla gaaray  saddex wareeg waxaa ku soo baxay  Mowliid Xuseen Guhaad iyadoo ay wareegii labaad ku hareen haweenkii tartanka ku jiray.

Mowliid ayaa laga soo doortay maamulka Jubbaland, iyadoo labada guddoon ee ka horeeyay ay ka kala yimaadeen Somaliland iyo Galmudug.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON