Saturday, July 5, 2025

Koox hubeysan oo Dil ka geysatay Suuqa Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaa in koox hubeysan ay goordhoweyd toogasho ku dishay qof shacab oo ku sugnaa degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho.

Falka dilka ayaa waxaa geystay laba nin oo dhalinyarro ah, waxayna rasaas ku fureen nin ganacsade ah oo ka mida dadka iibiya dharka loo yaqaan hudheyda, iyadoo dilku ka dhacay Afar irdoodka Suuqa Xamarweyne.

Kooxdii dilka geystay ayaa la sheegay inay baxsadeen, waxaana goobtaasi gaaray ciidamada amniga. Dilkan ayaa ka mida falal is daba joog ah oo si weyn ugu soo kordhaya magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON