Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in Soomaaliya laga qaado xayiraadda Hubka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo Golaha Ammaanka Q/Midoobay ugu baaqay in dowladda Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran tan iyo sanadkii 1991.Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya aanay heysan hub xoog leh oo ay ku wajahaan Alshabaab kuna dagaalamaan isla hubka ay Alshabaab heysato.

Wuxuu shirka u sheegay in dowladiisa ay sanado kooban gudahooda ku soo afjari doonto kooxda Alshabaab haddii ay hesho taageerada ay u baahan tahay dibna loo dhiso ciidamada Soomaaliya oo kuwa AMISOM kala wareegi doona mas’uuliyadda dalkooda.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON