Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Natiijadada Wareega labaad & Wareega saddexaad oo loo gudbay

Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay tirinta codadka wareega labaa ee guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare.

Afar musharax oo ku tartamay natiijada ayaa waxay noqotay:

C/kaafi Maclain Xasan oo helay 15 Cod.

Mowliid Xuseen Guhaad oo helay 20 Cod

Hodon iyo Fartuun ayaa kala helay min 8 cod.

Waxaa wareega saddexaad u gudbay labada musharax ee Mowliid Xuseen Guhaad iyo C/kaafi Macalin Axmed.

Wareega Saddexaad ayaa lagu kala bixi doonaa cod haldheeri ah.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON