Thursday, April 18, 2024

Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa asheegaya inuu Qarax ka dhacay aagga Haanta dheer ee degmada Deyniile, agagaarka Ex Koontorool Afgooye oo laga soo galo magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday ciidamada Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ahaa miinada dhulka lagu aaso ee la hago, iyadoo lagu qarxiyay Gaari ay la socdeen ciidmada dowladda oo xilligaas marayay Ex. Koontorool, siiba waddada ka timaada Jidka Warshadaha.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay qaraxa oo gaari lala Gaariga ciidamada. Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaraxaasi miinada ahaa.

Ad

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in ciidamadii qaraxa ku dhaawacmay loola cararay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON