Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu danbeeyay.

Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka hotekal Jubba ee magaalada Boosaaso, waxaana lala beegsaday Gaari TOYOTA HILUX ah oo maraysay jidka u dhow hotel Jubba ee magaalada Boosaaso.

Dadka goobjooga ahaa ayaa sheegay inuu burburay gaariga qarxay, ayna arkeen ilaa saddex askari oo dhaawac ah, waxaana hakaasi gaatay ciidamada Booliska.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Gaariga la qarxiyey uu ahaa gaarigiisi Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Dheddo, waxaana la xaqiijiyey iany ku dhaawacmeen 3 Askari oo ka mida ilaaladiisa oo midkood xaaladiisu liidato. Guddoomiye Dhedo ayaa la sheegay inuu ka badbaaday qaraxa isagoo wax yar kahor ka degay Gaariga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON