Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faahfaahintii ugu horeysay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goor dhoweyd, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda.

Wararkii ugu horeeyay ee kasoo baxa Qaraxa ayaa sheegaya inuu ahoo Nooca Miinada oo ka dhacay degmada Shangaani, gaar ahaan agagaarka madbacaddii Qaranka.

Faahfaahinnadii ugu horeeya ayaa hadda soo baxaya, iyadoo ciidamada Amniga ee goobtaasi ay xireen goobta qaraxu ka dhacay. Lama sheegin wax qasaare ah oo qaraxu dhaliyay.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON