Monday, July 7, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay agagaarka Beerta Nabadda ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kasoo la dhigay meel ku dhow Beerta Nabadda oo ku beegan dhinaca Albaabka Hotel Muna, iyadoo lasoo weriyey qasaare ka dhashay qaraxa.

Ciidamada amniga ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay, waxaana gaaray gaadiidka gurmadka, iyadoo goobtaasi ayaa ahayd Labaajo gaariga la geeyay, waxayna wararku sheegayaan inuu ku dhintay qofkii Gaariga dhaqaayey iyo dhowr qof oo ku dhaawacay.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON