Wednesday, July 16, 2025

DEGDEG: Ra’iisal wasaaraha oo shaqada ka eryay wasiir ka tirsan xukuumadiisa [Akhriso]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya xilkii laga qaaday.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre  ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee xukuumada Soomaaliya Iimaan Cabdullaahi Aali,  iyadoo xilka uu si KMG ah u sii heyn doono Wasiiru Dowlaha wasaaradaasi C/xakiim Xasan Ibrahim Ashkir.

Lama shaacin sababta xilka looga qaaday Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumada Soomaaliya Iimaan Cabdullaahi Cali, waxaase xilka qaadista xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya Eng.Cabdi Raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow).

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON