Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Taliye ku- Xigeenka Saldhiga Booliska ee Bartamaha magaalada Boosaso Cabdi Cali Muuse ayaa goor dhoweyd la dilay, kadib markii ay rasaas ku fureen dabley bistoolado wadatay.
Dilka ayaa ka dhacay eel u dhow Maxakamada Darajada koowad ee magaalada Boosaaso. Dablaydii dilka geystay ayaa goobta la sheegay inay baxsadeen.
LA SOCO FAAHFAAHINTA…