Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Weerar lagu qaaday Hotel ku yaala Magaalada Boosaaso

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen hotel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, maamul goboleedka Puntland.

Weerarkan oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo magaaladaasi kad dhaca ayaa iminka socda, waxaana la tuhunsan yahay inay kooxda weerarka qaaday ay ka mid yihiin kooxda Alshabaab.

Wararkii ugu horeeyay ayaa iminka soo baxaya oo weerarkaasi ku saabsan, kaasoo ku soo beegmay iyadoo ay maanta Muqdisho ka dhaceyso doorashadii madaxweynaha Soomaaliya.

Faahfaahin weerarka lagu qaaday Hotelka Village ee Magaalada Boosaaso & Wararkii ugu danbeeyay

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON