Sunday, July 6, 2025

Deni iyo Faroole oo ku haray Kismaayo (Codsi ku saabsan Axmed Madoobe oo ay hordhigeen Odayaasha Jubaland)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Senator C/raxmaan Faroola ayaa ku haray mgaalada Kismaayo, waxayna kulamo ka wadaan halkaasi, iyagoo maanta kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka Jubbooyinka.

Kulan oo Madaxtooyada Puntland ay ku tilmaantay inuu ahaa is-xogwaraysi ayaa waxaa ka qeyb galay Nabadoonada iyo Odayaasha dhaqanka Jubbaland, waxaana Deni iyo Faroole ku wehliyey Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, masuuliyiin kale, waxayna odayaasha ka dalbadeen inay taageeraan Axmed Madoobe oo aysan u debcin cadaadiska lagu hayo.

Madaxweyne Deni ayaa ku booriyey Isimada Nabadoonada iyo Wax-garadka Jubbaland inay kala shaqeeyaan Dowladda Axmed Madoobe xasilinta, xoreynta iyo nabadda degaanada Jubbaland, isagoo kula dardaarmay haldoorka Jubbaland inay garabsiiyaan Madaxweynaha dib loo doortay.

Image may contain: people sitting and indoor
Image may contain: 4 people
Image may contain: 1 person, sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON