Wednesday, July 16, 2025

DHAGEYSO: Axmed Macalin Fiqi oo kashifay qorshaha Damjadiid ku afduubeyso Doorashada 2016

Axmed Macalin Fiqi oo ka mida madaxda xisbiyada Siyaadda dalka ayaa kashifay howlaha dowladda Federaalka iyo kooxda Damjadiid

ay wadaan si ay u afduubtaan doorashada dalka, wuxuuna soo badhigay arrimo ay ka mid yihiin:

  1. Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku mashquulsan inay odayaal been abuur ah ka qortaan beelaha Soomaalida una sameyso kaarar aqoonsi si loogu musuqmaasuqo Doorashada.
  2. Xiligii ololaha doorashada la geli lahaa in la joojiyay shirarkii waxgaradka ku yeelan lahaayeen hoteelada Muqdisho.
  3. Inay musharax yihiin madaxda sare ee dalka sida Madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Axmed Fiqi wuxuu ka digay in dalkan ay kooxda Damjadiid u wado kacdoon iyo in shacabka Soomaaliyeed ay ku kacaan oo talada ka tuuraan, wuxuuna ku eedeeyay ujeedka dowladda inuu yahay haddii aanay dib u soo noqoneyn in dalkan ka dhaco meel xun.

DHAGEYSO CODKA AXMED FIQI

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON