Saturday, July 12, 2025

DHAGEYSO: C/kariin Guuleed oo ka hadlay Xabad joojin laga gaaray dagaalka Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay xabad joojin laga gaaray dagaalkii Gaalkacyo.

Isagoo ka warbixiyay shir khadka telefoonka ku dhex maray madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Ergeyga Q/Midoobay iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya looga dooday xaaladda Gaalkacyo, taasoo keentay in taliyeyaasha labada ciidan khadka la soo geliyo.

C/kariin Guuleed: Galmudug oo jawaab kulul ka bixisay Eedeyntii Kilinka Shanaad

C/kariin Guuleed ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal laga yeesho xal u helidda arrinta Gaalkacyo oo dhinacooda ay diyaar u yihiin balse laga waayay dhinaca Puntland.

DHAGEYSO C/KARIIB GUULEED

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON