Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO Cumar C/rashiid oo weerarkii ugu weynaa ku qaaday Xasan Sheekh: “Waa in la bedelaa hogaanka sare..”

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay warkii ugu adkaa ee uu kala hor yimaado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Isagoo magaalada Kismaayo kula hadlayay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka  ee lagu doortay halkaasi ayuu sheegay in Soomaaliya uu u baahan yahay isbeddel dhinaca hoggaanka ah oo lagu bedelo madaxweynaha.

Cumar C/rashiid ayaa si cad u sheegay in loo baahan yahay inuu hogaanka dalka qabto qof lala shaqeyn karo oo leh fekrado hogaamineed, wuxuuna ku baaqay inuu tago Xasan Sheekh.

Cumar ayaa ka mida musharixiinta  u taagan xilka madaxweynaha, waana musharaxa ugu olole weyn ilaa iminka.

DHAGEYSO CODKA CUMAR C/RASHIID KU WEERARAY XASAN SHEEKH

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON