Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay muranka ka taagan Aqalka sare iyo dooda ay qabaan xubnaha dowladda Federaalka u metala Somaliland & xubnaha la sheegay in loogu daray Puntland.
Gaas oo u wareysi siiyay Golaha 1960 & weriye Cali Xaraare ayaa sheegay in wax buuq ah aysan ka jirin xubnaha aqalka sare, balse ay jiraan sida uu yiri qolo xaafadaha Xamar joogta oo aan cidna metelin, wuxuuna si cad u sheegay in Somaliland xubnaha loo qoondeeyay aysan ahayd inay Dir Waqooyi leedahay.
DHAGEYSO CODKA C/WELI GAAS
Goobjooge.com