Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO C/weli Gaas: “Hadal Nacasnimo ah ayuu Madaxweynaha dalka ka yiri Idaacadaha…”

Maadaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si aan hore loo arag uga hadlay war kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

C/weli Gaas oo Gaalkacyo ka hadlayay ayaa sheegay in hadal nacsnimo uu ahaa sida uu hadalka u dhigay warkii kasoo yeeray madaxweynaha dalka ee ahaa in Puntland ay tahay 2 gobol iyo Bar, wuxuuna inta s ku daray inuusan madaxweynuhu kala garaneyn dalka Soomalaiya.

“Puntland 5 Gobol ayaa lagu asaasay haddana waa 9 Gobol” ayuu ku dooday C/weli Gaas oo sheegay in hadalka Xasan Sheekh aanay ku yaraaneyn Puntland.

DHAGEYSO CODKA C/WELI GAAS

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON