Saturday, June 28, 2025

DHAGEYSO: Duqa Gaalkacyo-Galmudug: Waxa dhacaya waa tikniko, Puntland ayaa celcelis ah..”

Galmudug ayaa ka digtay dagaal weyn ka oo qarxa magaalada Gaalkacyo, iyadoo sheegtay gaadiid dagaal iyo ciidamo ay Puntland ku soo daadgureysay duleedka magaalada.

Duqa Gaalkacyo Xersi Yuusuf Barre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalku markii hore ahaa dagaal u dhaxeeya dad dhul isku heysto, balse ay Puntland ciidamo iyo cagafyo keeneen, halkaasina dagaalku ka bilowday.

“Puntland ayaa celcelis ah oo dagaalka dooneysa, waxa hadda dhaceysa waa tikniko waaweyn, waxaana mas’uuliyada qaadaya Puntland” ayuu yiri Duqa Magaakada Gaalkacyo ee Galmudug.

Wuxuu sheegay in dhinacooda ay hayaan qof dhimasho ah iyo saddex dhaawac ah, laakiin qasaaraha aan la wada helin.

 

DHAGEYSO CODKA DUQA GAALKACYO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON