Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Galmudug oo ka hor timid dalabkii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ee ku saabsanaa in 45-cisho dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Afhayeenka Guddiga Doorashada MadaxweynahaGalmudug Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ah ayaa sheegay inaysan qaadi karin Galmudug dib u dhac kale oo ku yimaada doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Wuxuu sheegay in codsiga Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre aysan ogolaan karin oo ay  xiriiro ay la sameyn doonaan.

Doorashada aya loo qoondeeyay inay dhacday 28-ka bishan, iyadoo 25-ka  bisha la soo gabagabeyn doono araaji qabashada MusharixiiintaMadaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.

DHAGEYSO

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON