Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay Qorshihiisa Boqolka maalmood ee ugu horeeya

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo wareysigii ugu horeeyay bixiyay ayaa ka hadlay qorshihiisa 100-ka maalmood.

Isagoo wareysiga siiyay VOA-da ayuu uga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda iyo xaaladda dalka oo howlo badan ay horyaallaan dowladda.

Wuxuu sheegay in dabaaldegii uu dhammaaday oo la gelay shaqadii dowladda, qorshihiisa 100-ka maalmoodna ay ka mid yihiin:

1 Inuu soo magcaabi doono  Ra’iisal wasaare soo dhisa xukuumadda cusub oo qorshe u dejiya dalka.

2 In Cadaaladda wax laga si qof waliba u helo xuquuqdiisa

3 In abaaraha dalka ka jira loo gurmado

DHAGEYSO CODKA FARMAAJO

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON