Tuesday, July 8, 2025

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo si kulul u weerarray Dadka ka hor yimid heshiiyada uu la galay Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga dhaliilay dadka ka hor yimid heshiisyada uu la galay dalalka Itoobiya iyo Eritrea, isagoo ku sheegay inay ka horjeedaan horumarka Soomaaliya.

Isagoo dad Soomaali ah kula hadlayey dalka Talyaaniga  ayuu madax Farmaajo ku dooday in Ganacsatada Soomaaliya ay dan weyn ugu jirto isbedelka, isaguna uu danta guud u dhaartay, halka  Soomaaliya ay dan weyn ugu jirto isbellada ka socda Geeska Afrika, Soomaaliyana ay doonayso in la tixgaliyo madaxbanaanideeda.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON