Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Doorashooyinkii Guddoonka Baarlamaanka ee soo gabagabowday shalay.
Wuxuu bogaadiyay sida baarlamaanka cusub ee Soomaaliya u muujiyay mas’uuliyadda iyo hogaanka cusub ee uu doortay, isagoo ku bogaadiyay qaabka fiican ee doorashadu ku dhacday.
DHAGEYSO
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ka rajeeyay in guddoonka cusub ee Baarlamaanka ay shaqo fiican qabtaan, isla markaana aysan la imaan dooni is qabqabsi.
Goobjooge.com