Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO ODAYAASHA XAWAADLE: “Abgaal diid ma nihin, Jowhar diid ma nihin, laakin Xawaadle Jowhar uma socdo..”

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay qaadaceen oo aaanay ka qeyb galeyin shirka Jowhar, Odayaasha oo uu hormuud u ahaa Gudoomiyaha Dacar Xersi Nuur ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu balantii uga baxay.

“Xasan Sheekh isagoo Hiiraan ku dhashay oo halkan yimid ayuu nagu balan furay, haddaan beesha xawaadle nahay Jowhar uma socono..” ayuu yiri Oday dhaqameed kale oo intaas ku daray: “Abgaal diid ma nihin, Jowhar diid ma nihin, cidii na diiday ayaan diidnay, Xawaadle Jowhar uma socdo…”.

DHAGEYSO CODKA ODAYAASHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON