Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO SHEEKH SHARIIF: “Farmaajo idinku ma taqaaniin ee anigaa keenay, runta aan isku sheegno…”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haddana u sharxan xilka madaxweynaha ayaa faallo ka bxiyay taariikhda siyaasadeed ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Mar uu ka hadlay dood wadaag la qabtay 2011 ayuu sheegay inuu isagu keenay dadkana baray Farmaajo, isla markaana uu go’aan u qaatay inuu is casilo, kadib markii xaalad taagan loo soo bandhigay.

“Waxaan rabaa inaan arrinta Farmaajo, runta aan isku sheegno idinka ma aqaanine anigaa keenay, markii dalka imaanayay xoolo ma wadan… qorshena ma wadan, ciidanna ma wadin, waxa dhan waa lala diyaariyay, waa lala shaqeynaayay….” ayuu yiri Sheekh Shariif oo u jawaabay taageerayaasha Farmaajo, isla markaasina difaacayay go’;aankii sanadka loogu daray dowladiisa ee keentay inuu  xilka iska casilo Farmaajo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON