Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Ugaas Xasan oo Qaadacay Go’aankii Guddiga Doorashadada Dadban

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah ugaaska beesha Xawaadle ayaa qaadacay go’aan kasoo baxay guddiga Doorashada Dadban.

Ugaaska oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka horjeestay in xildhibaanada baarlamaanka ee Gobolka Hiiraan ee lagu soo xulo magaalada Muqdisho, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashada.

Arrintan ayaa ka danebysay kulan ay Beledweyne ku yeesheen Ugaaska iyo odayaal taageersan oo diiday go’aanka  Guddiga Doorashada.

Ad

DHAGEYSO UGAASKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON