Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo afka furtay: “8 Oday oo Beledweyne joogtay anigaa kasoo haray..!, aaween…?”

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa qirtay inuu keligiis ku haray mucaaradnimada maamulka  loo sameynayo gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee la baxay Hirshabeelle.

Ugaaska oo muddo maalmo ah kadib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in 8 Ugaas oo magaalada Beledweyne ku sugneyd ay ku biireen shirka Jowhar, keligiisna uu kusoo baray magaalada, wuxuuna is-weydiiyay cidda ka dambeysay arritan.

Ugaas Xasan ayaa weli ku taagan diidmadii maamulka Hirshabeelle wuxuuna mucaaraday magaca maamulka loo bixiyay ee Hirshabeelle, wuxuuse ku adkeystay in maamul loo dhisayo Hiiraan.

DHAGEYSO UGAAS XASAN

Ugaas-Cusmaan5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON