Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO UGAAS XASAN: “Waxaa nasiib darro ah in danjire Afey kala garan waayo Islii iyo Hiiraan…”

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa wakiilka IGAD ee Soomaaliya ku eedeeyay ka baxay wixii ay isku ogaayeen.

Ugaaska oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa kas oo horjeestay hadal ka soo yeeray Wakiilka IGAD ee Soomaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeyn ka jeediyay shir ka dhacay Muqdisho oo shalay looga dhawaaqay in dib loo furayo shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

igad
“Hadalkii Maxamed Cabdi Afey waxaa ku jiray inaan loo baahneyn looma dhama,.. waxaa nasiib darro ah in Afey kala garan waayo Islii iyo Hiiraan…” ayuu yiri Ugaas Xasan oo lagu tilmaamo duub hal-adag oo hadalkiisu qalafsan yahay.

Ad

Ugaaska ayaa sheegay in la abaabulayo dagaal qabiil, isagoo beesha caalamka ugu baaqay inaysan kharash ku bixin shirka Jowhar.

DHAGEYSO CODKA UGAAS XASAN

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON