Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Ugaaska Beesha Ceyr oo shaaciyay cidda ka danbeysay xarigiisa (Cabdi Nuure ayaa i dacweeyay)

Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa shaaca ka qaaday in falkii Saldhiga Guriceel loogu taxaabay uu mas’uul ka ahaa Cabdi Nuure Siyaad oo ka mid ahaa qabqableyaashii kooxda Argagixiso la dirirka oo xiriir dhow la leh Ahlu suna, wuxuuna Ugaaska sheegay in koontarooka magaalada laga soo celiyay.

Ugaaska oo dadweyne isu soo baxay kula hadlay magaalada Guriceel ayaa sheegay in arrinta lagu dhameeyay in loo ogolaado inuu soo cumreyso kadibna uu dib ugu laabto Guriceel.

DHAGEYSO UGAAS XASAN

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON