Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Xildhibaanada Hirshabeelle oo Qeylo dhaan kasoo saaray Dad ay ciidamada Itoobiya laayeen

Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaan kasoo saaray dad ay ciidamada Itoobiya ku laayeen Gobolka Hiiraan.

C/raxmaan Maxamed Guure oo kamida xildhibaanada aamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Gobolka Hiiraan ku dileen illaa 20  Ruux oo Shacab ah oo ay caruur iyo haween ka mid yihiin.

Wuxuu ka dalbaday in ciidamada Itoobiya lagu daro ciidamo Soomaaliya oo dadka kala yaqaan, si looga badbaado dhibaatada ay ku hayaan shacabka gobolka Hiiraan.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON