Wednesday, July 9, 2025

Dhoolatuskii ugu weynaa ee Xasan Sheekh oo hadda ka socda Muqdisho (Imisa xildhibaan ayaa ku sugan)

Dhoolsatuskii ugu weynaa musharaxnimada Xasan Sheekh ayaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada taageersan ay isu soo baxeen.

Xildhibaano fara badan ayaa isugu tegay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo taageersan dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud.

Musharaxa ayaa la sheegay inuu hadda gaaray hotelka oo musharixiinta uu la hadli doono, waxaana goobta ku sugan xildhibaano la sheegay inay gaarayaan 200, inkastoo aanay jirin cid xaqiijisay.

Dhoolatuskan ayaa imaanaya iyadoo ay saacado kooban ka hartay doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo berito ka dhici doona magaalada Muqdisho

Faafhaahinta la soco….

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON