Monday, July 14, 2025

Diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu qaaday Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya ayaa shaacisay in Lix diblomaasi Soomaali ah ayaa u  dhoofeen Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga si  ay uga qeybgalaan tababar la xiriira qaanuunka diblomaasiyadda iyo qunsuliyadda.

Tababarkan ayaa  socon doona muddo hal todobaad ah, waxaana bixinaya Machadka Amiir Sacuud Al-feysal ee Daraasaadka Diblomaasiyadda. Tababarkan ayaa ah kii labaad ee noociisa ah ee dalka aanu walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ku deeqo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2012.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON