Friday, June 27, 2025

Donald Trump oo Amray weerar Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen Soomaaliya [Daawo]

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inuu amray weerar ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen Soomaaliya.

Weerarkan oo lagu qaaday kooxda argagixisada ah ayuu madaxweynaha Mareykanka dib u shaaciyay war degdeg oo uu baahiyay telefishanka FOX NEWS oo ah mid ku dhow madaxweyne Trump.

Telefishanka ayaa sheegay in howlgalka lagu beegsaday kooxda Alshabaab uu ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo madaxweyne Trump uu kordhiyay dhaqdhaqaaqa ciidamada Mareykanka ee Afrika.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON