Monday, July 14, 2025

Doorashada Kursi ka bannaan Baarlamaanka Somalia oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb [Akhriso Musharixiinta]

Wararka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhaceyso Doorashada Kursi ka bannaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kursigan lagu  tartamayo ayaa horey waxaa ugu geeryooday Alaha u naxriistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalim,waxaana Musharixiinta ku tartamaya ugu cadcad Cabdulahi Faarax wehliye iyo Maxamed Cilmi Afrax ( Mideeye).

Guddiga Doorashada iyo Musharixiinta ayaa ayaa shalay waxaa ay gaareen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana la filyaa in doorashada ay ku dhacdo si nabadgelyo ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON