Sunday, July 13, 2025

Dowladda Federaalka War aan la fileyn kasoo saartay Wadahadalkii Galmudug & Ahlu suna [Akhriso Dokument]

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay war ku saabsan waanwaanntii ay ka dhex waday maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.

War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa lagu sheegay in labada dhinac Galmudug iyo Ahlusuna ay heshiis ka gaaraan khilaafkooda, islana qaataan wax qeybsi siyaasadeed oo ku dhisan cadaalad iyo is tixgelin, iyadoo Galmudug loo fasaxay inay doorashada madaxweynaha qabsato.

Dhowr qodob oo baaq u badan ayaa lagu qoray war-murtiyeedka iyadoo laga meermeeray  in wadahadalkii labada dhinac uu burburay, waxayna u muuqataa inay suuragal noqon weyday waanwaan laga dhex dhaliyo labada dhinac siiba Ahlu suna oo shuruudo adag la timid

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON