Sunday, July 27, 2025

Dowladda Qatar oo in ka badan 60 Gawaarida Gaashaaman ugu deeqday Ciidamada Soomaaliya [Sawirro]

Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya ugu deeqday Gawaarida Gaashaaman ee ciidamada, iyadoo xaflad ka dhacay Dekadda Muqdisho ay kula wareegeen Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidamada Xoogga Dalka.

Gaadiidka Gaashaaman ee dowladda Qatar ugu deeqday ciidamada Soomaaliya ayaa gaaraya 68 Gaari, iyadoo loogu talogalay in lagu xoojiyo ciidamada Soomaaliya, waxaana munaasbadda lagu wareejiyey gaadiidkaasi hadallo ka jeediyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed  iyo taliyaha ciidanka xooga Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe)

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON